BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
26 Juun, 2009, 18:45 GMT; 21:45 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Kaalmada militeri ee dowladdu dalbatay
 

 
 
militia
Dowladda waxa ay dagaal kula jirtaa kooxaha islaamiyiinta
Barnaamijka Falanqeynta waxaan ku soo qaadanaynaa dagaalladii ugu dambeeyay marka la eego bishii ugu dambaysay ee xoogga lahaa oo dhexmaray dowladda ku meel gaarka iyo kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda oo ay dad badani ku dhinteen, qaar kaloo badanna ku barakaceen.

Waxaan gaar ahaan iyadana ku eegi doonaa baaqii dhinaca xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ka soo baxay ee ku saabsanaa gargaar milateri in adduunyadu la soo gaarto, si ay ula dagaallanto kooxaha mucaaradka, kaalmadaas militeri oo ay muuqato in meelaha qaarkood wax uga yimaaddeen gaar ahaan xagga dowladda maraykanka.

Haddaba doodda oo ay ka qeybgalayaan dhinacyada dowladda iyo mucaaradka iyo weliba dhageystayaasha ayaa waxaan ku eegi doonaa saameynta arrintaasi yeelan karto iyo fikradaha kala geddisan ee laga qabo diidmo iyo taageero intaba.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin