BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
24 Juun, 2009, 19:06 GMT; 22:06 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dhaawac la geeyay dalka Kenya
 
Dhaawac gaaray dad rayad ah
Dhaawac gaaray dad rayad ah
Ilaa 56 qof oo qaba dhaawacyo kala gedisan ayaa waxa loo duuliyey dalka Kenya, dadkan oo ku dhaawacmay dagaaladda ka socda Moqdisho iyo qaraxii todobaadkii hore ka dhacay magaalada Baladweyne.

Ugu yaraan saddex isbitaal oo ku yaala magaalada Nairobi ayaa la dhigay dhaawaca, isbitaaladan ay qaarkood ay yihiin kuwa gaarka loo leeyahay.

Dowladda ku meel gaarka ayaa heshiis arintan kala gashay dowladda kenya sida in dhaawaca uu BBC-da u sheegay safiirka Somaliya u jooga kenya Mohammed Ali Noor.

Sidoo kale ilaa iyo 130 xildhibaan ayaa ku sugan magaalada Nairobi, iyadoo uu amaanka Muqdisho ka sii daraayo.

Dad badan ayaa magaalada ka qaxaya iyagoo aadaya dibadda iyo magaalooyinka kale ee wadanka.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin