BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
21 Juun, 2009, 16:34 GMT; 19:34 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dowladda Soomaaliya oo dalbatay ciidamo
 
Aadan Madoobe
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Adan Maxamed Nuur
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur ayaa ka codsaday waddamada deriska la ah Soomaaliya inay ciidamo ugu soo diraan muddo 24 saac gudahood ah.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in baarlamaanku go'aan ku gaaray arrintaasi kadib markii ay arkeen xaaladda qatarta ee ku soo fool leg waddanka.

Shiikh Aadan ayaa waxa uu sheegay in ay la dagaallamayaan dad ajnabi ah oo Soomaali kaashanaya, waxaana uu ku tilmaamay in ujeedadoodu aanay ku koobneyn Soomaaliya oo keliya.

Dowladda Soomaaliya ee taagta daran ayaa waxa ay dagaal kula jirtay toddobaadyadii ugu danbeeyey kooxaha Islaamiyiinta ee mucaaradka ah.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin