|
Ronaldo oo laga gadayo Real Madrid
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Kooxda kubadda Cagta ee Manchester United ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin in ay ciyaaryahankooda Cristiano Ronaldo kaga
iibiyaan kooxda Real Madrid, 131 milyan oo dollar, oo ah lacagtii ugu badneyd ee cayaaryahan lagu iibsado dunida.
Warbixin laga akhriyay xaruunta Naadiga Manchester ee Old Trafford, ayaa lagu sheegay in ay kooxdu ogolaatay in ay ka iibiso cayaaryahanka Real Madrid. Hadalka kooxda Mancherster ayaa lagu sheegay in ay doonayaan in heshiiska la soo gabagabeeyo soddonka bishan June. Cristiano Ronaldo, waa 24 jir waxaana kooxda Manchester intii uu la joogay ka caawiyay inay ku guuleeystaan dhawr koob oo waaweyn oo kubadda cagta ah. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||