BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
11 Juun, 2009, 16:53 GMT; 19:53 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Sharmarke oo ka hadlay kulankii Rome
 

 
 
Cumar Cabdirashiid
Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke
Ra'iisul Wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegaya in arrimaha ay kala hadleen dowladda Talyaaniga inay tahay sidii aqoonsi loo siin lahaa safiirka cusub ee ay usoo magacaabeen Talyaaniga.
Wareysi

Cumar Cabdirashiid ayaa sidoo kale sheegay in ay dowladda Talyaaniga oo marti gelin doonta shirka wadamada G8 ay ka codsadeen in dowladda Soomaaliya laga caiyo deymihii lagu lahaa, si ay ugu suurta gasho inay qaataan deymo cusub.

Ra'iisul wasaaraha oo wareysi siiyay BBC kadib markii uu dhamaaday shirkii kooxda caalamiga ah ee oo ah, ay ku lahaayeen magaalada Rome, ayaa waxaa sidoo kale uu ka hadlay arrimihii ugu waaweynaa ee shirka lagu soo qaaday.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin