http://www.bbcsomali.com

22 May, 2009, 18:34 GMT; 21:34 SGA

Axmed Saciid Cige
BBC Hargeisa

Ardeyda jaamicadda Hargeysa

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dood dhexmaraysa ardeyda jaamicadda magaalada Hargeysa.

Falanqeynta

Ardeyda ayaa waxay ka doodayaan arrimo ku saabsan heerarka waxbarasho ee maaddooyinka lagu qaato jaamicadaha.

Doodda ayaa waxa sidoo kale ay ardeydu ku eegayaan heerarka shaqo la'aanta heysata dhalinyarada waxbaratay iyo sababaha ay qaar ka mid ah ardeyda jaamicadaha ka baxday u tahriibaan.