BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
27 May, 2009, 22:11 GMT; 01:11 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Barcelona 2 - 0 Man U
 

 
 
Ronaldo
Ronaldo oo la qawaafsan cayaarta oo farahiisa ka baxday
Kooxda kubbadda cagta ee Barcelona, ee dalka Spain, ayaa noqotay horyaalka horyaallada Yurub.

Laba gool iyo eber ayay ugu badisay kooxda Manchester United oo iyadu haysatay horyaalka.

Toban daqiiqo markii ay cayaartu socotay ayaa Barcelona waxay dhalisay goolkii koowaad.

Kooxda Manchester United oo waxay iyadu taariikh ku samaysay in Park Ji-Sung oo u dhashay Kuuriyada Koofureed uu noqdo cayaartooygii ugu horreeyay ee u dhashay qaaradda Asia oo u safta koox cayaareysa cayaarta kama dambeysta ah ee horyaalka Yurub.

Cayaartu waxay ka dhacday magaalada Roma.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin