|
Dagaallada ka socda magaalada Muqdisho
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dagaallada u dhexeeya dowladda iyo kooxda mucaaradka ee ka
dhacayay magaalada Muqdisho.
Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalaya Wasiirka garsoorka ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sh Cabdiraxmaan Janaqoow iyo Afhayeenka Xisbul Islaam Shiikh Xasan Mahdi. Waxaa sidoo kale barnaamijka ka qeybgalaya qaar ka mid ah dhageystayaasha BBC oo ka dhiibanay aragtidooda iyo su'aalaha ay qabaan. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||