|
Isku raranka Mumbai
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Dalka India waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyey wareeggii shanaad uguna dambeeyey ee doorashada guud kadib hal bil oo ay
doorasho ka socotay waddanka India.
Haddaba weriyayaasha BBC ayaa weli tareen ku dhexmaraya gobollada waddanka India.
Goobaha ay booqdeen waxaa ka mid ah xaafadaha isku raranka ah magaalada Mumbai oo ay ku nool yihiin dad sabool ah, taasi oo ah midda ugu weyn qaaradda Aasiya. Xaafadahan oo dadka ku nool ay tiradoodu tahay sideed milyan oo qof ayaa waxa ay intooda badan ku nool yihiin nolol adag. Warbixintan muuqaalka ah ayaa ku tuseysa sawirka guud ee dadka halkaasi ku nool, oo guryaha ay ku jiraan ka sameysan yihiin
jiingado. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||