BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
25 Maarso, 2009, 16:19 GMT; 19:19 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Okocha oo u digay kooxda Nigeria
 
Okocha
Okocha waa kabtankii Nigeria ee cayaarihii adduunka 2006
Kabtankii hore ee xulka Nigeria Jay-Jay Okocha ayaa sheegay in kooxda Super Eagles ee waddankaasi Nigeria ay joojiyaan inay fikirka ah inay isku heystaan inay yihiin kooxda ugu culus kubadda cagta ee Africa.

Nigeria oo ilaa hadda aan laga badin is reeb reebka koobka adduunka ee 2010, ayaa waxa ay bilaabeen heerkii ugu danbeeyay oo ay cayaar kaga qeybgalayaan Mozambique dhamaadka toddobaadkan.

Okocha ayaa waxa uu kabtan u ahaa kooxda Nigeria markii ay ka hareen cayaarihii kubadda cagta ee adduunka ee la qabtay sanadkii 2006.

Okocha ayaa sheegay maadaamad ay kooxo culus ku soo beegan yihiin in aanay sameyn qaladaadkii hore uga dhacay oo kale.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin