|
Sawirro ku saabsan magaalada Muqdisho
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka soo degay diyaaraddi siday garoonka Muqdisho
Shiikh Shariif oo ay dhinacyada ka socdaan dadkii ku sugayay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
Baabuurta ciidamada AMISOM iyo Tinkiko kale oo dhex jooga garoonlka Muqdisho
Guddoomiyaha Isbahaysiga Dib u Xoreynta Shiikh Shariif oo la taagan madaxdii soo dhaweysay
Dadweyne ka mid ah kuwii soo dhaweeyey Shiikh Shariif, oo taagan jidka garoonka hareerihiisa
Wafdiga Shiikh Shariif oo dhexmaraya magaalada Muqdisho
Qaar ka mid ah ardeyda ka qalinjabiyay kuliyadda caafimaadak ee Jaamicadda Banaadir
Gabar ka mid ah ardeyda dhaqaatiirta ah ee ka baxay Jaamicadda Banaadir ee magaalada Muqdisho
Madaxa Jaamicadda Banaadir Prof. Maxamed Macalin Muuse oo ka hadlaya xafladdii qalin-jabinta
Ardeyda Jaamicadda Banaadir ee dhameystay waxbarasho muddo lix sano ah
Gabar ka mid ah dhaqaatiirta cusub oo la gudoonsiinayo shahaadadii jaamicadda
Gabdho Soomaaliyeed oo xusaya maalinta xuquuqda aadanaha |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||