BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
04 Disembar, 2008, 00:24 GMT; 03:24 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Puntland oo diiday go'aanada Djibouti
 

 
 
Xarunta Puntland
Xarunta Puntland
Maamul goboleedka Puntland, ayaa ku dhawaaqay in uusan aqoonsanayn heshiiskii dhowaan dalka Jabuuti ay ku kala saxiixdeen ergooyin ka kala socday dowladda ku meelgaarka ah iyo isbahaysiga dibu xoraynta dalka.

War qoraal ah oo ka soo baxay dowlad goboleedka Puntland, ayaa lagu sheegay in heshiisku yahay mid lagu burburinayo Soomaaliya, dhibaatadii ka dhalatana ay mas'uuliyadeeda leedahay bulshada caalamka.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin