BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
21 Nofembar, 2008, 11:44 GMT; 14:44 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka
 

 
 
abdullahi yusuf
Madaxweynaha KMG ah ee Somalia Abdullahi Yusuf
Madaxweynaha Somalia Cabdullahi Yusuf Ahmed ayaa beeniyay warar sheegayay inuu soo jeediyay in shirka dib u heshiisiinta ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka laga wareejiyo waddanka Djbouti.

Madaxweyne Yusuf oo isagoo jooga magaalada Nairobi wareysi siiyay BBC-da ayaa ayaa waxa uu ku sheegay in Baarlamaanka KMG ee Somalia aanu dastuur ahaan xaq u lahayn in Ra'iisul wasaaruhu marsiiyo gole aynan heshiis ku ahayn Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu ka xun yahay, wax uu ugu yeeray buuqa dhexdayada ka socda, isagoo intaa sii raaciyay inuu doonayo inay wax wanaagsanaadaan, oo sida uu sheegay xukuumadda ay dhisaan inta ka dhiman.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin