|
Wareysi: Abwaan Gaarriye iyo Prof. Martin Orwin
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Waddanka Britain, waxaa intii mudo ahba ka socday bandhig dhinaca gabayada ku saabsan oo loogu magac daray Socdaalka Caalamiga
ah ee Gabayaaga..
Bandhigan, oo sadaxdii-sanaba mar la qabto, ayaa waxaa ka qabqaadanayay dad arimaha gabayada ku xeel-dheer oo ka kala socday waddamo kala duwan oo calamka ka tirsan . Maxmed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo ah abwaan caan ku ah hal-abuurka tixaha Gabayada afka somaaliga ayaa magaca Gabayaaga somaliyeed ka qayb qaatay badhigaasi socdaalka gabayaaga Yusuf Garaad Cumar ayaa wareysi dheer la yeeshay Abwaan Gaarriye, iyo Professor Martin Orwin, oo macallin ka ah jaamacadda SOAS ee dalka Britain, isla markaana kamid ah aqoonyahanno tarjumay qaar kamid ah gabayada Gaarriye. Wareysigaas oo dhinacyo badan taabanaya, uuna ku jiro gabay oo tiriyey abwaanka. |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||