|
Qiimaha guryaha Dubai oo hoos u dhici doona
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Maalgashatada guryaha ee qaaradda Yurub iyo waddanka Maraykanka, ayaa bishan Octobar waxay u hayd, mid ka mid ah bilihii ugu
xumaa ee soo mara.
Daymihii ayaa istaagay, wayna adkaadeen sidii lagu heli lahaa, gadashadii guryahana way istaageen, iyadooo ay dhaqaalaha reer galbeeedka uu hoos u dhacayo.
Dubai ayaa waligeed ahaan jirtay meel laga helo faa;iido guryaha la maal galiyo marka la bar bar dhigo aduunk kale. Dhismayaashii ayaa aad u kor dhay iyadoo maal galiyeyaasha aduunka ay maal gashadeen guryaha Dubai. hadaba Imaaradan dhaldhalaalaysa ma dhumin doontaa dhaldhalaalka. Wariyaha BBCda Christian Fraser ayaa u kuurgalay. |
WARARKA LA XIRIIRA
Dhibaatada dhaqaalaha Adduunka17 Sebtembar, 2008 | Wararka
Ganacsiga: Xaaladda suuqa guryaha Mareykanka05 Agoosto, 2008 | Wararka
Hoos u dhac ku yimid suuqyada Mareykanka16 Sebtembar, 2008 | Wararka
Barnaamijka Ganacsiga23 Juun, 2008 | Wararka
Bangi cusub oo Islaami ah oo laga furay Kenya 09 Juun, 2008 | Wararka
Barnaamijka Ganacsiga04 Juun, 2008 | Wararka
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||