BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
13 Nofembar, 2008, 12:41 GMT; 15:41 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Doorashada Barack Obama ee Mareykanka
 

 
 
aqalka cad
Obama iyo xaaskiisa waxa aqalka cad ku soo dhaweeyay Bush iyo xaaskiisa
Dadweynaha Mareykanka ayaa markii ugu horeysay taariikhda waddankaasi waxa ay u doorteen nin madow ah Barack Obama inuu waddankaasi hogaamiyo afarta sano ee soo socota.

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan ayaanu ku eegi doonaa doorashada Barack Obama iyo sida loo arkay, waxyaabaha sababay guushiisa iyo arrimaha laga fili karo siyaasaddiisa, gaar ahaan mida ku wajahan qaaradda Afrika iyo Somalia.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya rag aqoonyahano Soomaaliyeed ah oo degan waddanka Mareykanka muddo dheerna halkaasi ku noolaa, kuwaasi oo falanqeynaya waxa ay ka dhigan tahay dooarshada Obama.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin