 |
|
| Raysal wasaare Nur Hassan iyo madaxweyne Abdullahi Yusuf |
Raiisal wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka kenya, wuxuu sheegay
in uu liis ay ku qoran yihiin xubnaha golaha xukuumadii laga sugayey inuu soo dhiso ee waqtigeedu ku ekaa maanta uu u gudbiyey
Cabdulahi Yusuf Ahmed si uu u ansixiyo.
Wariyaha BBCda ee Nairobi Yusuf Hassan ayaa shirkaas jaraaid ka qayb galay, kadibna wareysi la yeeshay Raiisal wasaare Nuur
Hassan oo uu waydiiyey meesha ay wax u marayaan.
|