BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
14 Octobar, 2008, 13:20 GMT; 16:20 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Maxaa u qabsoomay dowladda KMG ah?
 

 
 
Yusuf
Madaxweyne Yusuf waxaa la doortay bishii October 2004
Barnmaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay afar sano kadib markii la doortay Madaxweynaha KMG ah ee Somalia, maxaa u qabsoomay, maxaase u qabsoomi waayay dowladda Somalia Afartaasi sano?

Barnaamijka oo lagu qabtay Studio-yaha BBC ee Nairobi waxaa ka qeybgalaya xubno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Somalia, Cabdirashiid Maxamed Xiddig, Cumar Islow Maxamed, Maxamed Cabdi Xayir, waxaana labo ka mid ah ay horey uga tirsanaan jireen golihii wasiiradda ee dowladdii Cali Maxamed Geedi.

Mudanayaasha baarlamaanku waxa ay ka doodi doonaan arrimaha hadda taagan ee xaaladdaha xagga siyaasadda, ammaanka iyo dhaqaalaha, sila markaana wax si gaar ah loo eegi doonaa afartii sano ee dowladda KMG ah ay soo shaqeysay oo haatan ku beegan sanadguuradeedii afraad.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin