BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
06 Octobar, 2008, 17:15 GMT; 20:15 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
QM oo ka deyrisay xaaladda Somalia
 

 
 
wafdi QM
Wafdiga QM waxa ay maanta la kulmeen mas'uuliyiinta Jowhar
Wakiilka UNICEF ee Somalia isla markaana ah sii hayaha xafiiska isku dubbaridka deeqaha Somalia Mr Christian Baslev ayaa sheegay in Somalia au heysato dhibaatadii ugu weyneyd ee soo marta.

Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wakiilka iyo wafdi uu hogaaminay ay tageen maanta.

Wafdigani waxa uu kulan la qaateen masuuliyiinta Midowga Maxkamadaha ee gacanta ku haya degmada Jowhar.

Christian Baslev ayaa waxa uu ka deyriyay xaaladda bini'aadanimo ee Somalia, oo ku tilmaamay in aysan jirin waqti ka xun oo soo maray dadka Soomaaliyeed intii ay ku guda jireen dhibaatada.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin