BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
06 Octobar, 2008, 14:57 GMT; 17:57 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Burburka Muqdisho oo lagu tilmaamay mid argagax leh
 
muqdisho
Dadka rayidka ah ayaa isaga qaxaya magaakada
Uruka xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegay in magaalo madaxda Somalia ee Muqdisho si tar tiib tar tiib ah loo baabi'inayo oo aduunka argagax gelineysa.

Human Rights Watch ayaa BBC-da u sheegay in Soomaaliya ay tahay dhibaatooyinka aduunka ugu wayn ee la hilmaamay .

Muqdisho ayuu dhahay ururka in ay noqotay goob xor u ah dagaalka u dhaxeeya dowlada KMG ah ee Somalia iyo kuwa kacdoonka wada.

Weriyaha BBC-da Mark Doyle oo dhawaan socdaal ku tagay magaalada ayaa sheegay in magaalada meelo badan oo isku xigta ay burburtay, meelo badana ay cidlo yihiin kadib markii ay dadka ka carareen dagaalka ka soconaya magaalada.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin