BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
05 Octobar, 2008, 17:03 GMT; 20:03 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Arrimaha siyaasadda iyo ammaanka Somalia
 

 
 
somalia
Somalia waxa ka taagan dhibaatooyin ammaan xumo iyo bini'aadanimo
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay arrimaha siyaasadda, nabadgelyadda, bini'aadanimada iyo dib u heshiisiinta ee Somalia.

Barnaamijka oo ka imanaya istuudiyaha BBC ee Nairobi ayaa waxa ka qeybgalaya oo ka doodaya dhamaan arrimahaasi afar Mudane oo ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Somalia.

Waxaa si gaar ah mudaneyaasha ay uga hadli doonaan arrinta ku saabsan Urur goboleedka IGAD oo ugu yeeray magaalada Nairobi xubnaha sarsare dowladda KMG ah iyo kuwa baarlamaanka.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin