BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
30 Sebtembar, 2008, 03:37 GMT; 06:37 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dagaal culus oo wali ka socda Muqdisho
 

 
 
Kooxaha kacdoonka ayaa dardar galiyey weerarrada ay ku qaadan fariisimaha DKMG
Kooxaha kacdoonka ayaa dardar galiyey weerarrada ay ku qaadan fariisimaha DKMG
Dagaal qaraar oo socday laba saacadood ayaa Isniintii dhex maray xoogagga kacdoonka & ciidanka DKMG ee fadhigoodu yahay Isgoyska Florenza iyo agagaarka madaxtooyada.

Inkastoo dhinacyadu ay is-dhaafsadeen hub culus, iyo duqeyn loo geystay agagaarka Suuqa Bakaaraha, haddana waxaa illaa haatan iska yar khasaaraha la ogyahay ee ka dhashay dagaalkaas.

Ha yeeshee laba qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, qof kalena uu dhaawacmay.

Dagaalkan ayaa ah kii labaad ee muddo 24 saac ah lagu qaado fariisimo ku yaalla dhabbooyinka soo gala Guriga Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

Habeenkii Axadda ayaa dagaal culus lagu qaaday meelo u dhow madaxtooyada Muqdisho.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin