|
Madaxda Somalia oo Nairobi looga Yeeray
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Urur-goboleedka IGAD ayaa si degdeg ah Nairobi ugu yeeray
Madaxwaynaha dowladda KMG R/Wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo dhammaan mudanyaasha baarlamaanka.
Waxaa shir aan caadi ahayn loogu yeeray in ay ka soo qaybgalaan madaxwaynaha dowladda ku meelgaarka ah, ra'iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka iyo dhamaan xubnaha baarlamaanka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya. Urur goboleedka IGAD, golihiisa wasiirada, oo ku shiray New York, ayaa go'aansaday in madaxda dowladda iyo dhamaan xubnaha baarlamaanka ay todobaadka soo socda ka soo qaybgalaan shirkan oo looga si deg deg ah looga wadahadlayo xaaladda ammaanka iyo siyaasadda hadda ka taagan Soomaaliya. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||