|
Qarax qabsaday ciidamada Ethiopia
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Saddex ka tirsan ciidamada Ethiopia ayaa ku dhintay qarax weyn oo qabsaday gaari ay wateen iyagoo marayay inta u dhaxeysa
magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
Qaraxa oo ahaa miino kuwa dhulka lagu aaso ayaa dad goob joogayaal ah waxa BBC ay u sheegeen in sidoo kale qaraxu qabsaday ciidamada qaar ka mid ah oo dhulka lugeynayay. Qaraxa ka dib ayaa ciidamada Ethiopia waxa ay xireen jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye. |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||