BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
25 Sebtembar, 2008, 17:08 GMT; 20:08 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Waraysiga Daahir Rayaale Kaahin
 

 
 
Madaxwaynaha Somaliland, Daahir Rayaale
Madaxwaynaha Somaliland, Daahir Rayaale
Madaxweynaha Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa waraysi uu siiyay BBC-da uga warramay safarka uu ku kala bixinayo Yurub isagoo hadda ku sugan magaalada London.

Wuxuu soo marayay dalalka Faransiiska iyo Jarmalka iyo Britain oo hadda uu ku sugan yahay magaalada London.

Yuusuf-Garaad, ayaa la kulmay madaxwaynaha Somaliland, la yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, waxaana marka hore uu waydiiyay socdaalkiisa wadamada uu ku soo maray waxa uu kala kulmay.

Wuxuu madaxwaynaha Somaliland ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashada Somaliland, arrimaha burcad badeeda iyo dadka doomaha isku biimeeya.

Wuxuu sheegay in Faransiiska uu u tagay arrimo la xiriira sidii looga caawin lahaa in ay sii wadaan dadaalka ay badaha Somaliland kaga hor istaageen burcadeed in ay isticmaalaan iwm.

Dalka Jarmalkana, wuxuu xusay in uu u tagay howlo caafimaad.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin