BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
23 Sebtembar, 2008, 14:21 GMT; 17:21 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Shaqaale Ajnabi oo lagu qafaalay Ethiopia
 
Hay'adaha Samafalka waxay caawiyaan dadka dhibaataysan
Hay'adaha Samafalka waxay caawiyaan dadka dhibaataysan
Laba qof oo ajinabi ah oo u shaqeynayey hay'adaha samafalka ee qaybta is-maamulka Somalida ee Ethiopia, ayaa koox dabley ahi qafaasheen oo la galeen Somalia, halkaas oo la sheegay in ay ku hayaan.

Labada qof ayaa mid ka mid ah ay tahay dumar, waxayna u shaqaynayeen Haya 'ad Faransiis ah oo ka howl gasha deegaanada ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ee deegaanka Laasa caanood. Waxaa dadkan la soo marsiiyay xalay deegaano ku yaala gobolka Galgaduud.

Odayaasha dhaqanka ayaa canbaaray afduubka, oo aan hada ka hor dad la ga soo af duubay Ethiopia aan Soomaaliya la keenin. Waxay odayaasha dhaqanka ugu jiraan dadaal sidii loo soo dayn lahaa dadka.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin