BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
22 Sebtembar, 2008, 12:46 GMT; 15:46 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dagaal ka dhacay Muqdisho
 
Xoogaga Al-shabaab
Xoogaga Al-shabaab
Ilaa 36qof ayaa la xaqiijinayaa in ay ku dhinteen weeraro iyo duqeyn xalay iyo saaka ka dhacay meelo kala duwan oo caasimadda Muqdisho oo dhexmaray ciidamada AU iyo kooxda al-shabaab.

Dadkan, ayaa intooda badan ku dhintay duqayn ka dhacday magaalada saaka iyo xalay, gaar ahaan suuqa Bakaaraha, iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa 92 qof.

Waxaa ka horeeyay dagaal dhexmaray ciidamada midoga africa ee AMISOM iyo xooga Alshabaab, iyadoo hoobiyayaal lagu tuuray garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii diyaarad ay soo degtay garoonka.

Dagaaladii dhacay iyo khasaaraha jira inta uu le'eg yahay waxaa ka waramaya weriyaha BBCda Maxamed Maxamuud Dhoore.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin