|
Diyaarado ka baaqday garoonka Muqdisho
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa maanta aanay ka soo degin kana duulin wax dayuurad ah, kadib digniintii ay bixiyeen
dhawaan ururka Islaamiga ee Shabaab.
Kooxda Al-Shabaab ee ka soo horjeedda joogitaanka ciidamada shisheeye ee gudaha dalka Soomaaliya, ayaa dhawaan digniin ka bixisay isticmaalka garoonkaasi, oo ay ku tilmaameen inay isticmaalaan cadawga ummadda Soomaaliyeed. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay maalintii shalay in garoonka ay difaaci doonaan, iyadoo maantana la arkayey ciidamada Ethiopia oo baaritaan ka wada xaafado aan ka fogayn garoonka. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||