BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
05 Sebtembar, 2008, 06:16 GMT; 09:16 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Muqdisho: Roobab mahiigaan ah oo dhimasho sababay
 

 
 
Roobabka mahiigaanka ah ayaa khasaare geystay
Roobabka mahiigaanka ah ayaa khasaare geystay
Roobab mahiigaan ah ayaa si aan kala joogsad laheyn uga da'ay Muqdisho, khasaare naf iyo maal-ba leh geystay. Illaa siddeed qof ayaa dhinta, dad badanna waa barakaceen.

Dadka ay dhibaatada ugu badan soo gaartay waxay ahaayeen kuwa kasoo barakacay dagaallada ka socda Muqdisho, ee ku sugan duleedka caasimadda. Dadkaas ayaa qaar waxaa kusoo dumay dhismayaal, kuwa kalena waxaa haleelay qabow iyo dhaxan.

Hey'adaha caalamiga ah ee u gargaari lahaa dadkan ayaa sababo ammaan uga baxay caasimadda. Wax gargaar ah oo dadkaas gaaray ma jiraan illaa haatan.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin