BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
02 Sebtembar, 2008, 10:52 GMT; 13:52 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Falanqeynta heshiiskii magaalada Djibouti
 

 
 
ahmed
Axmed Cabdisalaan Aadan waa Ra'iisul Wasaare ku xigeen
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa marti u ah Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dowladda KMG ah, ahna Wasiirka warfaafinta Axmed Cabdisalaan Aadan oo ka hadlaya heshiiskii Djibouti.

Axmed Cabdisalaan waxa uu horkacayay ergadii dowladda KMG ah ee Somalia u saxiixday heshiiskii ay la galeen Isbahaysiga Dib u xoreynta Somalia ee ka dhacay magaalada Djbouti.

Haddaba Ra'iisul Wasaare ku xigeenka oo jooga magaalada Washington iyo xubno kale oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool waddanka Mareykanka ayaa ka qeybgalaya, iyadoo uu faahfaahinayo Wasiirku heshiiskaasi iyo waxyaabihii ugu muhiimsanaa.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin