BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Madaxii hey'adda UNHCR oo la sii daayay
 

 
 
unhcr
Madaxa UNHCR Antonio Gutterress waxa uu codsaday in la sii daay Xasan Kenyaan
Madaxa xafiiska hey'adda qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR Muqdisho Xasan Maxamed Cali Keynaan ayaa maanta la sii daayay kadib markii sarkaalkaasi koox dabley ahi afduubeen bishii June ee sanadkan.

Sarkaalkaasi oo bed qaba ayaa galabta lagu wareejiyay saraakiisha QM ee xagga ammaanka ee Somalia.

Xasan Keynaan ayaa waxa ay rag hubeysan ka afduubeen gurigiisa oo ku yaala Ceelasha Biyaha, bishii June.

Wararka ayaa sheegaya in raggaasi hubeysan ay sii daayeen madaxa UNHCR shuruud la'aan.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin