|
Ciidamada Canada oo gelbiyay markab WFP
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Markab u raran Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, uuna gelbinayo markab kuwa dagaalka ah oo ay leedahay Canada ayaa ku xirtay
dekadda magaalada Muqdisho.
Markanbkan ayaa sida cunto kala duwan oo deeq ah oo loogu talagalay dadka ku tabaaleysan ee Soomaaliya. Dowladda Canada ayaa dhawr toddobaad ka hor ballan qaaday in markaaiibtooda dagaalka ay gelbin doonaan maraakiibta hey'adda WFP ee gargaarka u sida dadka ku barakacay Somalia ee waxyeelada ay ka soo gaartay dagaallada ka soconaya halkaasi. Xeebaha Somalia ayaa waxa ku badan kooxaha burcad badeedka ee afduuba maraakiibta maraya biyahaasi. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||