BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
21 Agoosto, 2008, 12:57 GMT; 15:57 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dad uu madfac ku dilay suuqa Bakaare
 

 
 
bakaaro
In ka badan 20 qof ayaa ku dhintay Muqdisho maanta oo keliya
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, ilaa 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen madaafiic saaka lagu duqeeyay soo dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Madaafiicda lagu garaacay Suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay inay ka soo dhaceysay dhinaca Madaxtooyada iyo Garoonka Stadium Muqdisho oo xarruun u ah ciidamada Ethiopia.

Dadka dhintay oo rayid ahaa, ayaa intooda badan waxaa uu madfac kula dhacay Masaajidka Abuu Hureyra ee ku yaal suuqa Bakaaraha, xilli dadku ay dukanayeen salaadda Duhur.

Magaalada Muqdisho ayaa waxa maalintii saddexaad ka socda dagaal u dhexeeya ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda oo dhinac ah iyo kooxaha kacdoonka wada ee ka soo horjeeda.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin