|
Weerar lagu qaaday ciidamada Amisom
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Dagaal xoog leh ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degaannada Taleex iyo Lambar Afar ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho,
halkaasoo ay isaga horimaadeen ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan agagaaraha Lambar Afar oo isku
dhinac ah iyo kooxaha diiddan ciidamada shisheeya iyo siyaasadda dowladda KMG ah.
Dagaalkan ayaa billowday kaddib markii kooxaha ka soo horjeeda siyaasadda dowladda KMG ah iyo ciidamada shisheeya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay joogeen ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Midowga Afrika, waxaana daryaanka rasaasta dagaalkaasi laga maqlayey meelo badan oo ka mid ah magaalada. Weriyaha BBC-da ee magaalada Muqdisho, Maxamed Maxamuud Dhoorre, ayaa sheegaya in dagaalkan oo aan la ogayn rasmi ahaan khasaaraha dhinacyada dagaallamaya, ayaa khasaare u gaystay dad shacab ah goobaha dagaalku uu socday iyo meelo ka fog-fogba: |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||