BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
26 Juun, 2008, 14:12 GMT; 17:12 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Abdiqasim oo eedeeyay US iyo Ethiopia
 
Abdiqasim Salad Hassan
Abdiqasim Salad Hassan
Madaxweynihii hore ee somalia, Dr Abdulqaasim Salad, ayaa shalay hadal ka jeediyey machadka Afrikaanka ee xaafadda Samaalik ee magaalada Qaahira, kuna qabtay shir-saxaafadeed oo uu kaga hadlayo arrimaha Somalia.

Gaar ahaann waxa uu ku soo qaaday oo uu ku cambaareeyey faragelinta uu ku tilmaamay in Maraykanka iyo Ethiopia oo wadajira ay ku hayaan Somalia. Waxaa kale oo uu kaga hadlay sida uu u arko heshiiskii nabadda ee dhawaan dhinacyada isku haya arrimaha Somalida ay ku kala saxiixdeen magaalada Djibouti

Wariyaha BBCda ee magaalada Qaahira Abuukar Abdi ayaa waraysi la yeeshay Dr Abdiqasim Salaad, wuxuu marka hore weydiiyey sababaha uu u eedaynayo Maraykanka iyo Ethiopia.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin