BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
23 Juun, 2008, 16:23 GMT; 19:23 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Burcad badeed afduubay doon
 

 
 
burcad
Burcad badeedku waa ay ku badan yihiin xeebaha Somalia
Deegaanka Laas qoray ee Somaliland, ayaa waxaa lala tagay ilaa afar qof oo saarnaa doon dalxiis oo laga soo afduubay xeebaha dalka Yemen.

Axmed Yusuf

Burcad badeedda, ayaa wararku sheegayaan in ay dadkan oo ay ka mid yihiin qoys aabe, hooyo iyo ilma yar oo ay dhaleen ah, lala tagay meel buuraalay ah, doontiina looga cararay meel cidlo ah.

Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda la baxday Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay afduubka dad u dhashay reer yurub.

Warku waxa uu intaa raacinayaa in doonidaasi ay la socdaan laba ruux iyo ilmo yar oo saddexda midkoodna aan la caddeyn dhalashadooda, laakiin la rumeysan yahay in ay yihiin reer Yurub.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin