BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
09 May, 2008, 16:01 GMT; 19:01 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Shiikh Shariif: Dowlad ma aqoonsanin
 

 
 
sharif
Sheekh Shariif Sh Axmed waa Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta
Hoggaamiyaha Isbahaysiga mucaaradka ah ee la baxay dib u xoreynta Soomaaliya, Shiikh Shariif Shiikh Axmed,ayaa sheegay in aan isbahaysigu aqoonsanayn dowladda Soomaaliya, isla markaana aan wax wadahadal ah oo toos ahi dhex mari doonin.

Hadalkani waxaa uu ku soo beegmay iyada oo wafdi ka socda Isbahaysiga Mucaaradka iyo mid ka socda Dowladda Soomaaliya ay ku sugan yihiin Djibouti, halkaas oo lagu wado in Sabtida uu wadahadal uga furmo.

Shiikh Shariif waxaa uu sheegay in Isbahaysigu uu wadahadal la gelayo Qaramada Midoobay.

Sababta uu ku diiday in uu dowladda la kulmo markii la weydiiyay waxaa uu ka bixiyay fasiraad sababo badan wadata oo ay ka mid yihiin, in aanay jirin wax gacantooda ku jira oo ay go'aan ka gaari karaan.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin