BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
05 May, 2008, 13:46 GMT; 16:46 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dibadbax weyn oo Muqdisho ka dhacay
 

 
 
Suuqa Bakaaraha (sawir hore)
Suuqa Bakaaraha ayaa ka mid ah goobaha uu maanta saameeyey mudaaharaadku
Mudaaharaadkan magaalada Muqdisho ayaa wuxuu watay rabshado ay dad ku dhinteen iyadoo labo qof lagu dilay labo goobood oo kala duwan, kaddib markii ciidamada dowladda KMG ah ay rasaas ku fureen.

Dadweynahan dibad-baxayey ayaa ka cabanayey diidmada lacagta duugga ah waxayna waddooyinka ku gubayeen shaagagga baabuurta.

Dadweyne fara badan ayaa ka qayb galay muddaharaadka oo waddooyinka magaalada qaarkood la isugu soo baxay iyadoo ay dadku ku dhawaaqayaan hal-ku-dhegyo ay ku muujinayaan dhibaatada haysata, isla markaana dhagxaan ku tuurayay goobaha ganacsiga ee suuqa Barkaaraha iyo gaadiidka dadweynaha ee magaalada ka shaqeeya.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin