BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dibed baxyo ka dhacay caalamka oo la xiriira cuntada
 

 
 
strauss
Xoghayaha Guud ee IMF
Waxaa aduunka meelo badan ka dhacay banaanbaxyo looga mudaaharaadayo cuntada sii qaaliyoobaysa, dowladaha iyo hayadaha aduunka ayaa dhibaatada jirta ka warqaba.

Xoghayaha guud ee hay ada lacagta aduunka Dominique Strauss-Khan ayaa ka digay in aduunka ay ka dhici doonto cunto laan baahsan hadaan sicir ka cuntada uu u sii kordho sida uu hada ku socdo.

Madaxweynaha Bangiga aduunkana Robert Zoellick wuxuu sheegay in caalamka uu u baahan inay helaan lacag dhan 5000 million oo Dollar si wax looga qabto cunta yarida ka jirta wadamada saboolka .

Wariyaha BBCda Rodney Smith ayaa tilmaamaya sababaha keenay dhibaatada cuntada ee caalamka soo foodsaartay.

Qeybta kale ee barnaamijka waxaan qaas ahaan ku eegaynaa saamaynta sicir bararka cuntada Soomaliland ay ku yeelatay dadka wariyaha BBC-da Ahmed Siciid Cige ayaa ka waraystay agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga Cabdirahman Mohamed Cajab.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin