BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
10 Abriil, 2008, 12:35 GMT; 15:35 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Rayaale oo waqtiga loo kordhiyay
 

 
 
rayaale
Madaxweyen Dahir Rayaale Kaahin
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeisa, ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ayaa sheegayaa in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin loo kordhiyay waqtigiisa xilka madaxtinimada.

Cod ay maanta u qadeen gollaha guurtida ee jamhuuriyada la baxday Soomaliland, ayey aqlabiyad ku anisixiyeen, in muddo hal sano ah lagu kordhiyo, mudad ay xilka heynayaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

Waqtiga xafiiska ee Madaxweynaha ayaa lagu kordhinayaa marka ay dhamaato muddii hore ee ahayd shanta shano ee horey loogu soo doortay oo ku eg bartamaha bisha soo socota ee May ee sanadkaan 2008-da.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin