BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
09 Abriil, 2008, 11:48 GMT; 14:48 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Ismail Omar Geelle oo qaabilay Nuur Cadde
 

 
 
Djibouti
Djibouti waxaa ku sugan wufuud ka socota dowladda Somalia iyo mucaaradka
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayey Ra'iisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cadde).

Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa waxayabihii ay ka wada hadleen iyo arrimaha kale ee jiraba waxaa BBC uga waramay Cabdi Xuseen Axmed oo ah la taliyaha wasaarada arrimaha dibada ee Jabuuti.

Dowlada Jabuuti ayaa u muuqata in ay wado dadaal cusub oo ay mar kale u galeyso howlaha Somalia.

Magaalada Jabuuti waxaa hada ku sugan, wafuud ka kala socota, dowlada Soomaliya, Isbaheysiga dib u xuoreynta Soomaliya iyo odayaal ka socda Magaalada Muqdisho.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin