|
Falanqeynta Dhaqaalaha Adduunka
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Maalmahan waxaa caalamka ka taagan walaac sii kordhaya oo laga qabo in dhaqaalaha adduunku uu aad hoos ugu dhaco, waxaa cabsi
laga qabaa dhaqaalaha Maraykanka in uu hoos u dhaco, hadaba muxuu qof walba uu aad uga wal wal san yahay.
Ganacsiga iyo macaamiisha Maraykanka ayaa aad u wayn ku dhawaad wadan walba, hadii xataa Maraykanka uusan ahayn wadan aad la ganacsatid, dhaqaalaha Maraykanka oo hoos u dhaca wuxuu u daran yahay wadamada kale oo aad la ganacsatid. Taasna waxay saamayn ku leedahay qof walba. Dhibaatada dhan waxay ka bilaabatay markii ay bangiyada ay ka iibiyeen daymaha guryaha lagu gato, dad aan bixin karin daynta oo ay lacag ku filan soo galin. Lacagta ay bangiyada aduunku ku shaqayn jireen waagii hore baniga ayaa dayn ku siinaya, dayntaas oo ah mid lagu qiyaasayo inta lacagta mishaarkaagu uu yahay, inaad awoodo inaad daynta iska bixin kartid iyo in kale. Bangiga sanado ayuu daynta inaad iska bixisid kuu qabanayaa dulsaar wuu ku saaranayay.lacagta ay ku dayminyaana waa lacagta dadka ay bangiga ku kayd sadaan iyo lacag.
Hada bangiyada aduunku waxay ku shaqeeyaan si taas ka adag, lacagta ay ku dayminayaan waxay isugu jirtaa lacago ay bangiyada dhexdooda is daymiyeen,lacago ay ka amaahdeen bangiga dhexe,iyo lacagta dadka bangiga uu dhigto. Bangiyada maraykanka iyo shirkado kale oo amaahiyo lacagta guryaha lagu iibsado ayaa amaahiyay dad badan oo aan daynta iska bixin karin ,dulsaarka daynta uu bangiga saarto ayaa koroday, daynta way iska bixin waayeen kadibna bangiyadii ayaa la wareegay guryihii.guryihii ay bangiyada la wareegeen oo dhan ayaa suuqa iib u yaala hal mar. Laba arin ayaa jirta: Tan koowaad qiimaha guryaha Maraykanka ayaa dhacaya, taasna waxay keentay in dadka ay yareeyaan lacagtii dukaamada wax kaga iibsan jireen, taasoo keenaysa in wax soo saarku yaraado, shirkadaha ganacsigana ay cayriyaan shaqaalahooda. Arinta labaad bangiyada balayiin dollar oo lacag ah ayaa ka dhuntay ,sidaa darteed bangiyadii waxay joojiyeen inay iyaga dhexdooda lacag is amaahiyaan saboobtoo ah kalsoonidii ayaa dhuntay,iyo inay lacag amaahiyaan shirkadaha kale,taasoo keenaysa in shirkadaha ganacsiga lacag la aan ku dhacdo. Waxaa ugu daran wali lama oga qasaaraha bangiyada intuu le eg yahay. Bangiyada maalgashiga Invesment Banks ee maamula lacagaha maalgashiga aduunka ee loo yaqaan Global capital ama Global Fund ayaa lumiyay lacago balaayiin dollar. Lacagta ka dhuntay qaar ka mid ah Bangiyada: Meryn Lyn 22 billion dollar |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||