BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
04 Disembar, 2007, 16:36 GMT; 19:36 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Darwiish oo is hor taagay hawlihii samafalka
 
darwish
Taliyaha ciidanka nabad-sugida Maxamed Warsame Darwiish
Laba markab oo sida in ka badan 3.50 tan oo raashin gargaar ah, oo uu markab dagaal oo Faransiis ahi gelbiyay ilaa dekedda Marka, ayaa waxaa is hor taagay in la dejiyo, Madaxa ciidanka sirta ee dowladda Soomaaliya, General Darwiish.

General Darwiish waxaa uu sheegay in amarka uu bixiyay Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed, oo yiri waa in xakameyn lagu soo rogaa gobolka Shabeellada hoose.

Gobolkaas, waxaa u soo barakacay tobannaan kun oo ruux oo reer Muqdisho ah.

Gegooyinka dayaaradaha iyo dekedaha ayaa dhammaantood la xiray, waxaana amar lagu siiyay shaqaalaha hey'adaha samafalka ee caalamiga ah iyo kuwa Soomaaliduba, inaysan wax dhaqdhaqaaq iyo isu socod ah ka sameyn gobolka Shabeellada Hoose gudihiisa.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin