BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
30 Octobar, 2007, 12:40 GMT; 15:40 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib Daabac
Madaxweyaha oo magacaabay sii haye
 

 
 
Yusuf
Madaxweynaha Somalia Cabdulaahi Yuusuf
Madaxweynaha Somali Cabdullahi Yusuf ayaa Saalim Caliyow Ibrow oo horey ra’iisul wasaare ku xigeen u magacaabay inuu sii haye ka noqdo xafiiska ra'iisul wasaaraha ee Somalia.

Kulan gaar ah oo labada nin ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo, kadib ayaa Saalim oo BBC la hadlay waxa uu sheegay muhiimada koowaad uu siinayo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka wadanka ka socda.

Waxa uu sheegay in ay mas’uuliyad wadajir ah ka saaran tahay sidii ay usii wadi lahaayeen hawsha dawlada inta laga soo dhisayo gole wasiiro iyo ra’iisul wasaare cusub oo la wareega maamulka.

Madaxweyne Cabdullaahi ayaa waxa uu wadaa wada tashiyo la xiriira soo magacaabista ra’iisul wasaare cusub kadib markii shalay uu iska casilay xilkii ra’iisul wasaaranimada Cali Maxamed Geedi.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin