Magacyada sideed iyo labaatanka musharax ee u tartamaya jagada madaxwaynaha Soomaaliya, oo lagu wado in lagu qabto garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi maalinta Axadda ah ee 10-ka October. 1. Axmed Cabdi Xaashi (Xasharo) 2. C/laahi Axmed Caddow 3. C/qaadir Suufi (Muriidi Golf) 4. C/qaasim Salaad Xassan 5. C/raxmaan Jaamac Barre 6. Caasha Axmed Cabdalla 7. Cabdi Cusmaan (Kabareeto) 8. Cabdi Guuleed Max’ed 9. Cabdiraxmaan Cabdi Waare 10. Cabdullaahi Yuusuf Axmed 11. Cali C/llaahi Max’ed 12. Cali Cumar Xasan Guuleed 13. Cusmaan Jaamac Cali (Kalluun) 14. Cusmaan Max’ed Faarax 15. Eng.Maxamed Xuseen Caddow 16. Farax Weheliye Cadow (Sandiko) 17. Jaamac Cali Jaamac 18. Jaamac Xassan Khaliif 19. Jeylaani Cali Kediye 20. Mahdi Abuukar Max’uud 21. Max’ed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) 22. Max’ed Qanyare Afrax 23. Maxamed Yaasin Ismaaciil 24. Muumin Ibraahim Isaaq 25. Muuse Suudi Yalaxow 26. Sheekh Cumar Cabdiqaasim 27. Xassan Max’ed Nuur Shaatiguduud 28. Xuseen Maxamed Caydiid
|