| Annan oo ka walaacsan xaalka Ethiopia iyo Eritrea | |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Mr Annan waxaa uu sheegay in ilaa iyo haatan aan la haynin xal siyaasadeed oo lagu soo afjaro khilaafka ku saleysan xadka ee u dhaxeeya labada dal. Warbixintiisii ugu dambeysay ee uu kaga waramaya xaaladda khilaafka labada Waxaa uu ku celiyay digniintiisii hore ee ahayd, in xasiloonida haatan Iyadoo labada dhinacba ay muujinayaan inaysan dooneynin inay qaadaan Warbixintiisa oo ka kooban 13 baal ayaa Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay uu ku tala bixinayaa in la dhimo ciidamada Nabad Ilaalinta ee Qarammada Midoobay ee kala dhex joogo labada dal. Ciidamadaasi ayaa tiradoodu haatan tahay 3800, waxaana Hawsha ay haayaan ay Qarammada Midoobay ku bixisaa 17 milyan oo doolar bishiiba. 15-ka xubnood ee Joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay ayaa la filayaa inay kulmaan bartamaha bishan September si ay uga baaraandegaan warbixinta Mr Kofi Annan. Ciidamada ugu horeeya ee laga saari doona dhulka u dhaxeeya Eritrea iyo Waxaana hawshii ay hayeen la wareegi doonto shirkad si gaar ah loo leeyahay, Hannaanka nabadda ee labadan dal ee deriska ayaa hakad galay bishii April Baaqa Kofi Annan Kofi Annan ayaa ugu baaqay Ethiopia inay aqbasho go'aanka guddigaasi, isagoo Waxaan filayaa ayuu yiri Mr Annan in haatan labada dhinacba ay u caddaatay Labada dalba waxaa ay u baahanyihiin nabad iyo xasilooni si ay u abaaraan Isagoo muujinaya daalka iyo qalbijabka uu hawlahiisa kala kulmay ayaa Waana talaaba horseedi kareysa in dib loogu noqdo halkii uu khilaafku ka |
| |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||