BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Arbaca, 12.11.2003 - 17:54 Wakhtiga London
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?

Mohamed Cadde - BBCSomali.com

Laga bilaabo bari oo ay bishu tahay 13ka November waxaa bogga Laanta Soomaaliga ee BBCSomali.com lagu bedalayaa bog ka ballaaran kii hore kana duwan xagga muuqaalka...

Bogga cusub oo ay baaxadiisu tahay 800 px halka uu kii hore ka ahaa jiray 600 px waxaa laga aqrisan karaa wararka ugu waaweyn ee adduunka, faalooyin iyo wararka gobolada Af Soomaaliga looga hadlo ee Geeska Afrika.

Boggan cusub waxaa uu u suuro galinayaa aqristayaasha BBCSomali.com in ay mowduucyada qaarkood ay ka dhiiban karaan fikradahooda.

Waxaa kale oo bogga cusub uu akhrisatuhu kala socon karaan saadaasha hawada ee magaalooyinka Soomaaliya iyo magaalooyinka kale ee caalamka ah oo ay jaaliyadaha Soomaaliyeed ku nool yihiin.

Boggan cusub ee BBCSomali.com waxaa kale oo uu yeelanayaa Ticker oo ah sadar sida wararka ugu danbeeyay ee adduunka oo uu akhristuhu kala socon karo waxyaabaha soo kordha.

Cabdiraxmaan koronto oo ka mid ah soo saarayaasha u xilsaaran ka shaqeynta boggan cusub mar aan weydiiyay waxa uu boggan cusub ee BBCSomali.com kaga duwan yahay kii hore, waxaa uu ii sheegay in ugu horeyn boggan cusub akhristayaashu ay akhrisan karaan sheekada ay doonayaan sawir la'aan, oo isla markaana ay daabacan karaan. Haddii ay doonaanna ay daabac karaan iyadoo sawir leh.

Waxaa intaa dheer buu yiri, akhristihu sheekaduu doono ayaa waxaa uu u diri karaa saaxiibadii.

Cadiraxmaan koronto waxaa kale uu ii sheegay in boggan cusub ee BBCSomaali.com uu noqon doono mid casri ah oo u ogolaanaya akhristayaasha in ay fikradahooda ku dhiibtaan bog cusub oo loogu talo galay.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.