BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Sabti, 08.11.2003 - 07:13 Wakhtiga London
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in Mareykanku uu laba malyuun siinaya qofkii soo qabta Charles Taylor.
Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in Mareykanku uu laba malyuun siinaya qofkii soo qabta Charles Taylor.

Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in Mareykanku uu laba milyan oo doolar abaalgud u bixin doono soo qabashada Charles Taylor, arintaas oo keentey in la adkeeyo ammaanka xarunta uu Taylor deganyahay.

Todobaadkan Madaxweyne Bush waxa uu saxiisey sharci siinaya dolwaddiisa lacag dhan 87 iyo bar bilyan oo doolar oo loogu talagaley hawlgalada Ciraaq iyo Afghanistan.

Sida uu qirayo cinwaanka sharcigaasi, lacagtaas waxa loogu talagaley hawlaha deg dega ah ee la xiriira ammaanka iyo dib u dhiska labadaas waddan iyo 'ujeedooyin kale'.

Qeybtaas lagu sharxey 'ujeedooyin kale' ayaa soo jiidatey foojigmnaanta dadka jooga Afrikada Galbeed ee ka fog Mareykanka.

Qodobka sharciga ku dhex dehsoon, laakiin si cad loo bayaamiyey ayaa ah qeybta sheegeysa in laba milyan oo abaal guda ah la siinayo cidda soo qabata qof horey dambi loogaga soo oogey maxkamadda dambiyada dagaalka ee Sierra Leone.

Shaki kama taagno ayuu yiri ninka faaladani soo qorey in hadalkan loola jeedo Madexweynihii hore ee Liberia, Charles Taylor, oo Nigeria ku tagey masaafiris qeyb ka ahaa hesiiskii lagu soo afjarey dagaalkii sokeeye ee Liberia.

Mr Taylor waxa lagu soo oogey inuu dambiyo ku saabsan xuquuqda aadamaha oo ku xiriira iska horimaadyadii ka dhacey dalka ay dersika yihiin Liberia ee Sierra Leon.

Dad badan ayaa ictiqaadsanaa in mar haddii Mr Taylor bannaanka looga saaro Liberia arintu halkaas ku dhammaaneyso. Laakiin sida uu caddeenayo qudobkan lagu lifaaqey sharciga Ciraaq iyo Afghanistan waxa muuqata in Mareykanku aanu ilaabin Charles Taylor.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.