|
|
 |
 Isniin, 27.10.2003 - 11:34 Wakhtiga London
 |
Sawirada dadka ka badbaaday doonta Lampedusa 
Mid ka mid ah wadaan shaqaalaha caafimaadka iyo booliiska |
 Gabar kalkaaliso caafimaad ah oo caawinaysa mid ka mid ah dadka badbaaday |
 Wasiir ka tirsan dowladda talyaaniga oo ag socday sanduuqyada maydka dadka dhintay |
 Mid kamid dadka oo isbitaalka lagu caawinayo |
 Gurmadka lagu daadguraynayay dadka doonta ka badbaaday |
 booliiska Talyaaniga oo caawinaya qof aad u taagdaran |
 Soomaali aad u ildaran oo ay shaqaalaha gurmadka caafimaadka Talyaanigu caawinayaan |
 Ciidamada Talyaniga oo doon ka soo dajinaya nin ka mid ah Soomaalida ka badbaaday masiibada |
 Qaar ka mid ah Soomaalida ka badbaaday doonta |
|
 |
| NAGALA
SOO XIRIIR |
 |
| Email:
somali@bbc.co.uk |
 |
Qoraalka
Noo soo Dir:
BBC
Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B
4PH |
Tel:
+
44 020 7557 1631

Fax:+
44 020 7497 1374 |
|