BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Talaado, 17.06.2003 - 11:04 Wakhtiga London
Cabdiqaasim oo booqasho ku tegay Kenya
Cabdiqaasim oo salaamaya dadweyne ku soo dhaweeyay garoonks Nairobi
Cabdiqaasim oo salaamaya dadweyne ku soo dhaweeyay garoonks Nairobi

Yusuf Hassan - BBCSomali.com

Saaka ayaa waxaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Madaxweynaha Dowladda Ku Meel Gaarka ah ee Soomaaliya iyo wafdi la socda.

Cabdiqaasim Salaad xassan ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyattta Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya, Kalonzo Musyoka iyo masuuliyeen kale.

Waxaana sidoo kale garoonka ku soo dhaweeyey madaxweynaha dad weyne Soomaaliyeed oo soo qaatey basas gaar ah iyo masuuliyiin golahayaasha dowladda Ku meel gaarka ah oo ay horkacayaan Ra'iisal wasaare, Xassan Abshir iyo ku xigeenkiisa Cusmaan Kaluun iyio Godoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlmaamka Maxamed Cabdi Yusuf.

Cabdiqaasi ayaa soo dhaweynta ka dib waxaa uu si toosa loogu qaadey aqalka madaxtooyada dalka Kenya, halkaas oo uu kulan gaar ah uu la yeesheey Madaxweyne Dalka Kenya, Mway Kibaki.

Madaxwyne Cabdiqaasi shir jiraa'id oo uu qabtey kulanka ka dib, ayaa waxaa uu ku sheegey in ay ka wadahadleen madaxweynaha Kenya xiriirka labada wadan, arrimaha Geeska Afrika iyo sida looga hortagi lahaa la dagaalanka argagixisada iyo sida uu u guuleysan lahaa shirka Soomaalida iyo kan Sudaan ee hadda ka socoda Kenya.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.